VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabiyada kalgacalka - Lyrics

waligey intaan jirey adigaan wanaagiyo war san kugu akhrinayaa wabiyada kalgacalkaan waado kuugu xidhayoo wadnahayga adigaa kaga waan sanahee waran kay igu dhacayaee haliskii wax yeeloo jaceylkan igu dhacay wal wal kiyo dhibaatada kuma waarayee hagaag ii kaadi adiguna wadeecada kama war igama hayee wanaagii dhexdeeniyo ama ila wadaag caashaqa ama aan ku waayee wajigaaa iga qarii sida maalinn weynoo culumadu wargiga iyo war san kuu siinayaa waayo araga sheekadaa taariikhaha wadaaaan wakhtiyada salaada farxad ku wajahaya
Queue is empty
-- / --