VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bashar - Lyrics

basharyahay adoo kale la iguma bishaareyn bili aadam saasana in la beeray maan ogayn bahdii xural cayntiyo cid kalaan ku moodee bas baad igu abuurtee bocoryaay ma uumnayd markaan baalihii furay indho bururay eegmada baster barashadaadii beenaysay kuwii hore hadaad buurta fuushiyo hadaad baarka firatoba adigaa boqrane garo eey macaaneey xiligeedii beer lula mid ka qurux badnaydoo bara dheeri may jirin sanadaha se waa buux misna birashadaydiyo bilad midan kor saaroo bar barkaaga keenana bil dhaanteedii maan arag by masuul.com
Queue is empty
-- / --