VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay kaalay - Lyrics

jacayl kaamilan oo kalsiini le kalgacayl loo kobcan weeyee joog karaamiyo kaftan lagu habay kaalin qaadyoo kordha weeyaan kasha deeqoo kaaha nuuriyo kob barwaaqa ah ku kifaaxnee kaalay oo ii imaaw jacayl kaahsoon oo i kaafiyay kasha buuxshoon kuba kaydiyay sow kulaylkiyo kaakan laga jaray oo kadeed leeyn kaygii weeyaan by masuul .com
Queue is empty
-- / --