VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anu baa samaha waday - Lyrics

Anuunbaa samaha wadee Kama bogsoonin jacaylkee Sowkaa igu helay 2x Inaad saartay geediyo Waxaad siisey mooyee Inaad saartay geediyo Waxaad siisey mooyee Sankuu igaga tolanyoo Sanduluu igaga dhigee Sankuu igaga tolanyoo Sanduluu igaga dhigee Inaan seexan waayoo Suuradaada daawado Sababta adigaa lahaa Ileefsiiyay dacartee Sababta adigaa lahaa Ileefsiiyay dacartee Ila sido dacartan igu yidhi OO waligaa ha sii deyn Aniguna sareediyo Sahalbaan U haystey Inaad tahay sadkaygiyo Sadbuursi ma gaaro Saatirkay isiiyaay Inaan seexan waayoo Suuradaada daawado Inaan seexan waayoo Suuradaada daawado
Queue is empty
-- / --