Hoolahaada guud iyo
danahaadan gaarka ah
Inkastoow gudbinayaan
teedii Ka gaabsheey

Abaalkii aan kuu galay
Waxba adigooon ka gudin
geeskayga kaaga yamid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee

Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay

Jaceylkaaga maan gabin
Mana aan gadinee
Gargaar ii maadan geesaninee
Godob baad igalisee

Haygu gaaf wareeginee
Geeskuna anniga iga guur
Geesayga kaaga yimid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee

Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay

Exit mobile version