VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bosniya - Lyrics

Hawlahaaga guudiyo Danahaaga gaarkaa Hawlahaaga guudiyo Danahaaga gaarkaa Intoo soo gudbinayaan Taydii Ka gaabshee 2x Abaalkii aan kuu galay Waxba adiga oon Ka gudi Gafkayga kaa yimid Iyo godobta boosliya Waa laba gudboono Garawshiyo hayee 2x Golohii barbaartoo Geedkii jacaylkoo Garbaan taa Ka leeyahay 2x Jacaylkaaga maan gabin Mana aan gadinee Jacaylkaaga maan gabin Mana aan gadinee Gargaar iimaad gaysanine Go'doonbaa I galisayee 2x Ha igu gaaf wareegine Gees uun aniga iiga guur Gafkayga kaa yimid Iyo godobta boosliya Waa laba gudboono Garawshiyo hayee 2x Golohii barbaartoo Geedkii jacaylkoo Garbaan taa Ka leeyahay 2x
Queue is empty
-- / --