VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhawr habeen - Lyrics

Dhawr habeen Oo tagayee Dhib wixii aan ka dhaansadey Dhawr habeen Oo tagayee Dhib wixii aan ka dhaansadey Ala dhabtii hurdo ala huuno Dhabankaygan maan dhiginee Walee dhabtii hurdo macaan Dhabankaygan maan dhiginee Dhuuni wixii la cuno jiray Dhuuni wixii la cuno jiray Ii dhanaanaa 2x Inaan kugu sii dhawaadaan Haatan dhawrayaayee Inaan kugu sii dhawaadaan Haatan dhawrayaayee Intaan dhinacaygan ciidiyo La dul saarin dhoobada Intaan dhinacaygan ciidiyo La dul saarin dhoobada Walee dhambaalaan u diroo Tii Ilaahay dhamays tiray Walee dhambaalaan u diroo Tii Ilaahay dhamays tiray Ha dhaqanoo aduunyadan Ha dhaqanoo aduunyadan Ha dheeliyinee Inaan kugu sii dhawaadaan Haatan dhawrayaayee Inaan kugu sii dhawaadaan Haatan dhawrayaayee
Queue is empty
-- / --