VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farax - Lyrics

Faadumaayeey tii oon ku faafayeey Faadumaayeey tii oon ku faafayeey Raxmadii isku filnaatayeey Faaidaystay markii Aar farahayga soo gashee 2x Faraxay ii tahay fiidka aniga ii tahay Faanayeey waxaad na fartaan Ku faanaayeey waxaad Na fartaan ku faanaa 2x Doox carfoon Badan Ifirkiisa tahaayee Faynuustii qalbigeegeey Faaidaystay markii Aar farahayga soo gashee 2x Faraxay ii tahay fiidka aniga ii tahay Faanayeey waxaad na fartaan Ku faanaayeey waxaad Na fartaan ku faanaa 2x
Queue is empty
-- / --