Heesta Dhaban ceel tagay baa - Lyrics
waxdiga ka samirtaa
rajo waa la dhowraa
wixii dhimana doondon
ya ka fiiri galisa
dhaban hayskaniga
intiibibiyayo
dhalandhol haraadka
ha ka dhiganayayo
bixin wayde sidan rabey
dhaawacee ila cayuun
waa dhababooy jacaylka
dheldheelsanaaye
dhagax tuurka kama tago
dhaayaha u barataay
dhulku meesha jooga leh
carabkuna dhadhanshaa
ana dhawalwaalaha
dhibtu ayga badantaho
midigtiyo kulaylka
ama mayiga da'aaye
bixin wayde sidan rabey
dhaawacee ila cayuun
waa dhababooy jacaylka
dheldheelsanaaye