VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madow - Lyrics

Madaw madawga cirkiyo Mayay soo curtiyo Moodii galbeed Muuqa u eegeey u eegaay Midi aan jeclaa 2x Milicsigaa indhuhuu Tay moodayeen Ubax iyo madiiyoo Sida midab Ku yaaal Laamaha laamaha madheedh 2x Mudo waxaan sugaba Maantaan lahaa Mudo waxaan sugaba Maantaan lahaa Ku soo martayee Marti soor samee Ma hayoo ma hayoo Lawaa lawaa ma hayoo 2x Muxibay muxibay wadoo Maankiyo qalbigu Maankiyo qalbigu Mar hadaanay helinee Murugo kalgacal Kalgacal ma moogaanayaa 2x Mufti caalimi yahoo Martiyahanadoow Arin durugtaybaad Martideeda hee Ma maareyn Ma maarayn kartaa 2x Mudo waxaan sugaba Maantaan lahaa Mudo waxaan sugaba Maantaan lahaa Ku soo martayee Marti soor samee Ma hayoo ma hayoo Lawaa lawaa ma hayoo 2x
Queue is empty
-- / --