VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidii roob - Lyrics

Sidii sidii roob da'ay Kaliil Reegaame soo onkoday Ku reereen dadkuna Sidii rays iyo Xareed Ramas iyo geedo baxay Sidii ramad caanaheed 2x Naftaydu miday rabtaay Rubada godan iyo wadnaha Naftaydu miday rabtaay Rubada godan iyo wadnaha Ridada caashaaqa ka goo Ka goo ka goo ka goo Ridada caashaaqa ka goo 2x Sidii sidii reexaan udgoon Sidii reereeyay ubad Sidii Rucub laan ku taal Sidii rahan iyo caleen Sidii raamaha fardaha Sidii reexada macaan 2x Naftaydu miday rabtaay Rubada godan iyo wadnaha Naftaydu miday rabtaay Rubada godan iyo wadnaha Ridada caashaaqa ka goo Ka goo ka goo ka goo Ridada caashaaqa ka goo 2x
Queue is empty
-- / --