VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abo iimaan lahaawe - Lyrics

ILAAHEE Ibliisaas Abuuray
Aduunkaa  Dhamaan waa laga weeyay
Inaan kuu imaado
Aduunkeega raaco

Iyaarkii aaway  Uurkaaga ahaa 
Adkeesee aabe iimaan lahaaw

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

 

Arwaaxii adaa iiga oodee
Ixsaankii adaa soo iloowdee

Ibtaalkaan Ilaahee ad lees kuu abuure

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

Iyaarkii aaway  Uurkaaga ahaa 
Adkeesee aabe iimaan lahaaw

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

* ????
** Ilaah ma uumin
Afkaa iiga uumay
Amuurteeda iiyeelay

Iyaarkii aaway  Uurkaaga ahaa 
Adkeesee aabe iimaan lahaaw

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

Arwaaxii adaa iiga oodee
Ixsaankii adaa soo iloowdee

Ibtaalkaan Ilaahee ad lees kuu abuure

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

Iyaarkii aaway  Uurkaaga ahaa 
Adkeesee aabe iimaan lahaaw

Iyaarkaas ee ibliis aas ahaaye 
Abaarkaas aaran aa iiga roon.

Lyrics by: Muna cadeey

Queue is empty
-- / --