Cilmi miyaad lahayn
Caqli miyaad lahayn
Cadroo nin ku caashaqay
Miyaad la colooday

Cilmigii aan lahaa
Caqligii aan lahaaa
Celiyoo markaan Ku caashaqay
Baan caruuroobay

Caajis iyo calaf
Caashooy neecaantoodee
Cabdigaadaan ahay Kuu cawaadaayoo
Cishqigaadi wuu icadgooyayee
Igu caawi hee, igu caawi hee

Cilmi miyaad lahayn
Caqli miyaad lahayn
Cadroo nin ku caashaqay
Miyaad la colooday

Cilmigii aan lahaa
Caqligii aan lahaaa
Celiyoo markaan Ku caashaqay
Baan caruuroobay

Cishqigaagu cayniyoo Cajiib waayaan
Caruur-nimadeediyaan ciroobaayee
Ha icadabin cayniyoo, ha icadibin
Isoo celi hee isoo heli hee

Cilmigii aan lahaa
Caqligii aan lahaaa
Celiyoo markaan Ku caashaqay
Baan caruuroobay

Cilmi miyaad lahayn
Caqli miyaad lahayn
Cadroo nin ku caashaqay
Miyaad la colooday

Caajis iyor calaf cadarooy cayntiyeedii
Cabdigaadaan ahay Kuu cawaadaayoo
Cishqigaadi wuu icadgooyayee
Igu caawi hee, igu caawi hee

Cilmi miyaad lahayn
Caqli miyaad lahayn
Cadroo nin ku caashaqay
Miyaad la colooday

Cilmigii aan lahaa
Caqligii aan lahaaa
Celiyoo markaan Ku caashaqay
Baan caruuroobay

Cad iyo Madoob caynadaa u ciishoodiyee
Caluusaadayee sideen baan kuu calfaa
Ha icadabine cayniyoo, ha icadabin cayninyoo
Isoo celi hee, isoo celi hee

Cilmigii aan lahaa
Caqligii aan lahaaa
Celiyoo markaan Ku caashaqay
Baan caruuroobay

Cilmi miyaad lahayn
Caqli miyaad lahayn
Cadroo nin ku caashaqay
Miyaad la colooday

Exit mobile version