VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadimada nafteyda - Lyrics

Hadimada nafteyda hawlahan iheystaan la hadaaqayaaye hebelow haraadow hurdo weyska waayee habeen daran hadreysaa hadhkii maanta hagar la'aan seexdoo anoo hurdo haatuf ii yimidee isagii heley hiirta waaberi aan hanqaarmey markii aan hebel idhiyee Beyddka Labbad: Ruux socod haleeley cidla heedhe daaqoo hee haabayaayee hebelow haraadow hurdo weyska waayee habeen daran hadreysaa hadhkii maanta hagar la'aan seexdoo anoo hurdo haatuf ii yimidee isagii heley hiirta waaberi aan hanqaarmeyee markii aan hebel idhiyee
Queue is empty
-- / --