VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawadii Naftaydaay - Lyrics

Dawadii nafteyday dadka tan kadortay dawadi nafteyday dadka tan ka dortay saw inan ku dawado daldher ugamaso bixin 2x Dumi haygu noqonine sidan kaga daba dhacay waa inad daryeesha wanka danbeyayo dorwaxan idhahda 2x Duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x Malagi ku dilay iyo sidan ahay dabaylaha 2x Dadka kala dhantala iididay hadalke 2x Wanka dambeyayo dorwaxan idhahda wanka dambeyayo dor waxan idhah da duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x Wanala dada huna ways doranayan 2x Inaguna duledkiyo darbiyadan waregna doqonimo na weye soodulo soo dago 2x Inaad gadhi isartayo kaliga dakeysa 2x Waxad damacdey mahee miyaa laygu ka diray 2x Malagi ku dilay iyo sidan ahay dabaylaha 2x Dadka kala dhantala iididay hadalke 2x Wanka danbeyayo dorwaxan idhahda wanka danbeyayo dor waxan idhahda duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x
Queue is empty
-- / --