VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Onkad - Lyrics

onkod roobku madaayo ana taaha madaaoyo ana taa ma ilaawo jaceyl uuda bi ,maayo oon hilaac bi maayee eer na tiida madaayo ileen aamusi maaye ilaah tiisu ma oosho calaf layskama osoo ubax deyr ma qorsoomo una kays kama daayo ifka laysku tudhaaye dhibta layskuma daayo waxba layskama xaajeee nafsi hayga galabsan axdigii na dhex yiiley ha iloobine oofi sidA oonko hilaaca ileyskeeda cadceeda amaantada libaaxa walo waanad ogeyne ayaan uurkiyo maanka wadnaha agtiisa aayar tusaaye hadii aana ibleysku iga kaa ambinaynin waa aqoonta haweenka aroos ay ka caweyso ifka laysku rudaaye lays ma gar gaaree nafsi hayga amaahan axdigeeni adkee
Queue is empty
-- / --