VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

Qamaray jacalyku quraan layska saariyo wax ka qabasho leeyahay Qudhii qays markuu jaray layla qolka galiyaaba hore looga quustee Qabuuraha inaan galo haatan ii qorsheysee Inaad iga hor keentee waa inoo qiiyamaha Dhulku kala qaboobe meelan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey. Sida roob qayoodoo qaboonada intuu da'ay dhirtu wada qarsoontee Qaybisay midhaha iyo lagu soo qamaamoo qool baxay la moodyey adigaa i qoomoo qancimaayo jeeraan isu qayb ahaaniyo quwad aan waadaagnee Dhulku kala qaboobe meel aan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey
Queue is empty
-- / --