VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleekha - Lyrics

Cirku sagalku jiida saymaha cadcediyo susunbiyaha xareday soor iyo abaarlaay sugayey waligay salug la,ay ideeqday 2x Seediyo halbawlaha kuwa dhiga sidayey saarna wadnaha ooo sarna wadnaha oooo kalgacaylka sidatay 2x Suleekhay jacaylkani wa mid igu sifobo samada layga kenee sikastaba lay yelo samir qaadan waye jacayl iga salweye 2x Seedihiyo halbawlaha kuwii dhiga sidaye saarna wadnaha ooo sarna wadnaha ooo kalgacaylka sidataa
Queue is empty
-- / --