VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabigii - Lyrics

Wabigii qadayo taan wehe shanaye 2x Maxaa kugu wacano wadkedi u noqotayee ama wad jecleydo wacadiyo heshiisba marhore lahayden war warabinta unbad ku wanag santahay waxyeladadi anigay waxyaha igoysey 2x Naftu wa amane wabigi jacaylkaw iwado anigana 2x Iwado aniguna 2x Wabi socdan ahayo wadan dhexmaraye 2x Mawjado waregiyo biyo biyoo walan ma ahiye ma rabin inan waxyele wakhtigedi ba galee wakhtigedi ba galayo so waban wayde wanka xumahay wanka xamaahay geerida cishqigagu wiiqme waxba hala amusino wardigiyo saladan wardigiyo saladaan kugu waninaya naftu wa amane wabigi jacaylkow iwado anigana 2x Iwado anagana 2x
Queue is empty
-- / --