VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Yartaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

C/Xakiim C Farayare
Yartaan

Yartaan aawadeed u oomana axda wana marno may oofinine nafsi ooda ba ku albaabaya ayaa arko aamina indha hayga ooyayoo2x
Indha hayga oyayo 2x
Yartii aynigeed ilwad samayd erayada kalgacal ti odhon jirte ubaxii janada ifka ugu jeclaa ayaa arkoo aamina indhahayga ooyayo 2x
indhahayga ooyayoo 2x

codkii C/Xakiim C Farayare