alla maanta ayaanta
iyo ciida wanaagsan
ilahii ina siiyay
isagaa ku abaale
alla maanta iyo maanta
si wanaagsan uciida
arday joogta iskuulka
odayaal talinaaya
calankeena iftiimay
xidig shanta gees leh

Exit mobile version