VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ciid Wanaagsan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdikariin Kaliimow
Ciid Wanaagsan

alla maanta ayaanta
iyo ciida wanaagsan
ilahii ina siiyay
isagaa ku abaale
alla maanta iyo maanta
si wanaagsan uciida
arday joogta iskuulka
odayaal talinaaya
calankeena iftiimay
xidig shanta gees leh

codkii Cabdikariin Kaliimow, Ciid Jaamac, Farhia Fiska, Kaltun Bacado