VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qanciso - Lyrics

Qalanjadii haweenke Qurux lagu manaystaay Qarnigan hablaha kacay 2x Qaaradaha aduunyada Qancisaye nafataydii 2x Aday kuu qushuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qumanow jacaylkii Qays iyo cilmiba dilay Aya igu qayoodo 2x Qacdii aan ku eegaa Maankayga qaadee 2x Aday kuu qushuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qancisey jacaylbaa Qalbigayga galisoo Wankuu qashuucee 2x Qiimo iyo wanagba Qaadirkay kusiiyee 2x Aday kuu qushuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qaadirkii ku uuma Qurux kugu manaysto Qofna kulama simayee 2x Kaa quusan maayo Wadnahad ku qorantee 2x Aday kuu qushuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 4x
Queue is empty
-- / --