VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoys Wacan - Lyrics

Qalanjadii haweenkaay Qurux lagu manaystaay Qarnigan hablaha kacay 2x Qaaradaha aduunyada Qancisayee naftaydii Qaaradaha aduunyada Qancisayee naftaydii Aday kuu qashuucdee Aday aday kuu qashuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qumanoow jacaylkii Qeys iyo cilmiba dilay Ana igu qayoodee 2x Qacdi aan ku eegaad Maankayga qaadee Qacdi aan ku eegaad Maankayga qaadee Aday kuu qashuucdee Aday aday kuu qashuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qancisaay jacaylbaa Qalbigayga galisoo Waan kuu qashuucee 2x Qiima iyo wanaagbaa Qaadirkay ku siiyee Qiima iyo wanaagbaa Qaadirkay ku siiyee Aday kuu qashuucdee Aday aday kuu qashuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qaadirkii ku uumaa Qurux kugu manaystoo Qofna kulama simaayee 2x Kaa quusan maayoo Wadnahaad ku qorantee Kaa quusan maayoo Wadnahaad ku qorantee Aday kuu qashuucdee Aday aday kuu qashuucdee Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa 2x Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa Qoys wacan ma noqonaa Qurux ma u wadaagnaa
Queue is empty
-- / --