Mal yuumadka mootanee
Qabriyada mar hore
Galaybaa magacaygii
Lagu darayey X2

Bal malee bal malee
Marinkii siraad baan
Malaa igo isku jiidhnee X2

Madow badnaa naartan
Maalmo joogay milicsaday
Janadii markaa X2

Maryaneey maraan
Hay moodine miyaan
Maradii tuuray X2

Maqnaashahaagii waan
Madluumay miridhay
Laabtee kumee X2

Moolkaa bad wayntiyo
Dhulka meel kastaba
Jira baan muraad li'i
Kudhaafee X2

Bal malee bal malee
Mow jadihiibaan ka baxoo
Yajuuuj ayaan ugalee X2

Malyan macluul malabsani
Jirkayga malaku mowd
Maciin iiga galayay X2

Maryaneey maraan ha
Imoodine miyaan maradii
Tuuray X2

Maqnaan shahaagii
Waan Madluumay
Miridhay Laabtee
Kumee X2

Murugtay naftaydii
Meeli qabani waydoo
Meer meer ayaa idilee
X2

Bal malee bal malee
Maskaxdii baa i dam
Qatoo murug teedii
Baan la madhee X2

Miyir kiibaa jacayl
Mindi wayn galiyoo
Mayd la noqdoo
Mariid baa isaaqee X2

Maryaneey maraan
Ha imoodine miyaan
Maradii tuuray X2

Maqnaan shahaagii
Waan madluumay
Miridhay laabtee
Kumee X2

Exit mobile version