Jacaylkii barashada
kasoo badiyay X2

Bidhaanta ogolaaday
Baan ahaa x2

Bariido aad ku kulantaan
Ileen barina sheekada wad kaga bogan kartayee
X2

Naftu biimo weeyee
Biyahani ma calaw baa
Dhulku bahal maleeyahay
X2

Allahayow banaan kaba
Bohol kama malaysanine
X2

Ibixiyow ibixi igabixi
Allahayow caashaqu
Bad weeyee igabixi
X2

Jacaylkii aan bislaan
Hadaan abuuree X2

Baxnaano gali waayay
Baan ahaa X2

Barwaaqo reero yaala
Ileen bixiso waatii baxso
Daaha galisee X2

Beer nugaylka uma dhalan
Waxa ibaday galiilyada
Baahida kal gacalkee

Allahayow banaan kaba
Bohol kama malaysanine
X2

Ibixiyow ibixi igabixi
Allahayow caashaqu
Bad weeyee igabixi
X2

Exit mobile version