Yaadoow kalsoo? nafso is jeceloo
Cawayno inaga oo kuwada nool
Lafa dhalad hayaanliyoo iyo caano iyo wiil,
la’ iyo wiil

Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee
Wada jiree nabad galaa,
wada jiree nabad galaa,
Alahayow inaga yeel.

Hibonuuro:
Naacaw barwaaqiyo naq iyo doog.
Nimciyo rays inaga oo kuwada nool.
Oo noqda qayrkood kuwa ugu nasiib roon,
nasiib badan

Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee
Wada jiree nabad galaa,
wada jiree nabad galaa,
Alahayow inaga yeel.

Exit mobile version