logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan mp3 ahaan

Sawirka C/wahaab Booska

C/wahaab Booska

Fikradaada ka dhiibo heestan

Bilan lyrics

bilantii haweenkaay
quruxdii balqiiseey
taan baarka farihiyo
baabacada haystee
misna baafinteediii
biimada i galisaay
boga laabta beerkiyo
badankaad ku taalaa
kama baaba,ayside
i love you how about you
baladaan kaa xijaaboo
baashaali doontide
bilaneey soo dhawaaw
ii bushaaree
Lyrics by Masuul.com

biligtee hilaacee
xalay bari ka muuqdaa
bartankii habeenkeena
xiinkiiu baxayee
saxsaxansadu boodhkiyo
bustaanada jafaysaa
bigta waaga boholiyo
baliyada buuxsheen
ka bax noole baahiye
ana xibak kayf antii
baladaan kaa xijaaboo
baashaali doontide
bilaneey soo dhawoow
ii bushaaree

Lyrics by Ismacil Ahmed

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --