VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calmasho - Lyrics

Galgacaylku waa cudur Ciriq weeye ruuxaad Caashaqdaada weeyee 2x Adaan cod farax leh iyo Cisayn kula agjoogaa Adaan cod farax leh iyo Cisayn kula agjoogaa Caro idig hablaha kacay Adaan kali ku caashaqay Cindigayga laabtana Calmashada adaa baray Adaan cod farax leh iyo Cisayn kula agjoogaa Caro idig hablaha kacay Adaan kali ku caashaqay Cindigayga laabtana Calmashada adaa baray Indho cawla iyo Midab galay casaan Cududaha jidhkiyo Cabaadhyaha sar go,an Curubaa tahoo 2x Cisho roobku hooroo Cirka dayaxi kaa jiray Dhulka uu cadeeyoo 2x Adigaan caynoo Oo caadil qurux ku siiyoo Adigaan caynoo Oo caadil qurux ku siiyoo Naftaydaad cajabisoo Culayskiyo dhibaatada Anigaan caloolyoow u baday nin ciilkeed 2x Indho cawla iyo Midab galay casaan Cududaha jidhkiyo Cabaadhyaha sar go,an Curubaa tahoo Caro idig hablaha kacay Adaan kali ku caashaqay Cindigayga laabtana Calmashada adaa baray Caro idig hablaha kacay Adaan kali ku caashaqay Cindigayga laabtana Calmashada adaa baray Indho cawla iyo Midab galay casaan Cududaha jidhkiyo Cabaadhyaha sar go,an Curubaa tahoo
Queue is empty
-- / --