VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigjiga - Lyrics

JALIIL waxuu kuu qoraan kolnaba lagaa joojinayn jamalkan aan u soo mariyo jid dheer waxan soo maraba jigjiga goortaan dhex imid jacayl igu beermaybaa jaleecada eegmadana midaan laga jeedsan karin qalbiga jeex igaga taaliyo joog dheer khadra sow ma baran jidkii noloshaydiiyeey indhuhu waa jooradaa jalbeeb hadalkaagiyo horjoogaagaan jeclee marnaba kaama joogi karo marnaba kaama jiibsan karo sidii jeegaanta roob naftaa kuu jeelano jamasho intaan kuu qabana marwooy hurdo jiibsan waaye jalbeeb goortaad tidhaahdana jawigu ii hagaagsanaa jaleecada eegmadana midaan laga jeedsan karin naftaydii jiidatoo qalbiga jeex igaga taaliyo joog dheer khadra sow ma baran
Queue is empty
-- / --