jidaan jiidhay qodaxliyo
ceel jwale kugu riday
ama jabad abaareed
cidlo aan ku joojiyay
sawdigan jaqaafshe
ila jeeda mooyee
laga waayay soo joogg
nafta lama jajuubo
rafaad lama jihaystee
qurbo joogistiisiyo
maruun jabka soo arag

sidaan jabi xanuunliyo
jilaab aan ku joogsaday
naftii diiday jiifkiyo
inay jabaqda daysee
sawdigan jacaylkii
qalbiga ka jaraybee
jeeni qaaray noloshii
nafta lama jajuubo
rafaad lama jihaystee
qurbo joogistiisiyo
maruun jabka soo arag

Exit mobile version