VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagaleey - Lyrics

sagaleey mid kula siman wali lama saynoo ifka looma saarinoo sinta laguma qaadin waana sabab jacayloo wadnahayga sudhanoo naftaydii sir caashqu sidaan ahayba mooyee sanaabtaada ooqudha huqaadkaa sad waynoo samsam ideeqdoo alla sagaleey sagaleey sad iyo calaf ninka uuku siiyaa hadii uusagaal qaado wuu uuga sii xad darayaa alla sagaleey suuradaada qurux diyo socod kaaga laafyaha kolkaad gacanta saydhaa jidhiidhico isaaqdaa alla sagaleey
Queue is empty
-- / --