VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somaliland hirdooglay - Lyrics

somalilnd hirdooglaay hoygii aqoontiyo hormuudkii aduunkiyo iftiinkii hoon afrikaay hanaanka aad leedaa lagu soo hirtaayoo habsamaan wanaagaa kharkuu horseeedoo horumarkaad ku gaadhee dhulkaygaa hodankaa halyaydiiku halgamay kuu huray naf iyo maal hambalyaan udirayaa ciidayda hooyo hagar daamo iyo ciil hamskiyo abaaraha ilaahay haku hareer marshee noqo midaadhasaan loo hadhac aaduqaboow iyo hoobaan barwaaqiyo hoyraaxo badanoo laguso hayaamee
Queue is empty
-- / --