VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xayaad - Lyrics

inkastoo xabiibi xaalkeenu murugyoo wali kala xayiranahay waa iska xaal aduunoo xaqaa hiilin doonee hawarwarin xayaati mar hadaan is xulanoo labadeenu xay nahaya xamdi mahadii weeyoo waan xidhiidhi doonaa kuwii xumaha tarayee inakala xistiyay xiska yayna kaa lumin xaasidkiyo cadaawaha xogta yayna kaa heelin xubigiyo gal gacalkana xajiyoo hasiidan inkastoo xaqiiqdii caashqu xanuun iyo xumad iyo igali inkaar xili aan is moognahay xiise aad uwayna xishmad iyo wanaagna uhayaa xagaagee adiguna xayaadeey samirkii xaqdhawkii waligaa xasuusnoow
Queue is empty
-- / --