VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan dadka kuu jeclahay - Lyrics

adaan dadka kuu jeclahay iyadaan dumar kaa xisaey adaan dugsi ku ahoo adaan dayaxa kaa jira iyadaa qalbigeyga dagoo kaligaa kaa dugtee nabarada damqadaayee duul hadhsada halbowlaha adna iga dawee daymadaan ku eegaba indhaa daraada ilmo daadshe ilomoo ilmo daaadshey naxariiss adaan dookha kuu xushoo adaan nafta damaca baray adaa nafta doogsadoo adaa dawo iiga dhigan iyadaa deganaanta iyo dabcigiyo asluubtaba daaim kuugu deeqoo duul xariiraba d tahee adna ila daldaal
Queue is empty
-- / --