sids haro gin gimanoo
biyo galac ka leeyihiin
xiisahana doogiyo
ubaxii isgaadheem
laga guurin waligeed
waxa tahay ayaadiid
sida galab cadceedoo
godka la gu gabinaayee
gaban maaye aniguye
wayn isguursaneynaa
adna gacaladeydaay
aynu guri yagleelnee
geestaada ila qabo
sida geenyo uguboo
geesigu rabaystoo
miyigoo barwaaqaaa
dhaqaaq joogsanysaa
waan gaajo raagoo
galabtii la daawadoo
waxad tahay gadeedoo
waxad guri ku leedahay
halbowlaha dushiisoo
adna gacaladeydaay
aynu guri yagleelnee
geestaada ila qabo

Exit mobile version