VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Baladkeeni hooyaad Lyrics

BARA LAGU NAGAADIYO
baladkeenii hoooyaa
baryaad u raacdaa
barti liyoo qardhoo
uu ku bariisadooo
yaa kuu bildhaanshoo
garoowoo barwaaqaa
bara yaa ku geeyoo
horta yaa kus oo bara
barooxii ka baadaa
ubisaylay ciidoo
araga ubaahan
bosaasiyo dhulkeenii
garoowiyo jabuutii
baryo ma isu raacnaa
dhulkoo kala baladhane
barcad jaw iyo xamar
baydhaba iyo ilaa mudug
dhulka adigoo bad qaba
ku naadey balad weyn
yaa kula boqooloo
batalaala kula dega
xaruntii bilneyd iyo
burco yaa kusoo bara
ruuxii ka baadaa
ubiseelee ciidoo
araga ubaahan
booramiyo hargeysaa
baryo ma isku raacnaa
booramiyoo jabuuti
baryo ma isu raacnaa


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --