anoo daliyo dib dhiba qaba
daruur ii curatayoo
markay igu da dayna
haraadki idaada yoo
ku doogsadee
dyshaydan ku sidaa
inaan hawl kuu diriyo
dhibaan kuu diidayaa
xilkaagaa anaa isu diray
waxad doonaysaa
dunida kor lkeeda yaal
dusheyda docdeydan a
ku waashayeee
dookheyhaa ku kalsoon
dareenkaad wehel utahay
dugsaad ii tahay qabow
jaceylkii idaashadaad
adigu daaweysatee
dadaal baa kuu hayoo
nafteydaad darajo iyo
daryeel kuu yeelatee
xilkaagaa anigaa isu diray
dunida guud keeda yaal
dal buu isheeganee
dusheyda ah \docdeyda ah
ku waasahyee

Exit mobile version