tii aan da deediyo
dumar ugu jeclaa sow
dantu igama dheerayn
duruufaha wakhtigu sow
intuu wakhtigu naka la diray
dalshiisheye maan tagin
sow daymadeedii durbadiiba
maan tabiiiin
dugsi waa dhuyl hoo qurbahasow oyee
naftu diida may odhan
degmadaad ku nooshihiyo
amran daymadaaday
ku dagtaa bafteyduu
daawadii nafteydaad tahay
alle ha isku seen simo
sow dumar wax dheereey
mad xula dareenkoo
laabteyda maad dagin
dareen kaygiu kaligaa
sow kulama duubmoo
sow adiga daraadaa
dumar dhamaantood
dibnaha kama xidhan
inuu dira diraaguu
kala dilo lamaa\naha
sow kaagamaan digin
dagmadaad kunooshiyoo
amran daymadaadaa
ku degtaa nafteyduye
dawadeydaa tahee
daaim ha isku seen simo

Exit mobile version