VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duray - Lyrics

Duraygii sow iguma Fidin soo dariishad Laabtiyo daaqadooyin Kalama bixin X2 Daxal iyo dhibaatiyo Wax udaran naftaydiyo Sow doog iguma noqon X2 Dawow anigu yaabaye Waxaan ahay nin Dadaalo liitoo dayobo Soo inaan ku daawado Markaan dani imay Badin X2 Dookhaani yaab lehe Inan yahay daraadaa Dumar sow umaan Nicin X2 Diihaalka caashaqa Daris ulamaan noqon X2 Dawow anigu yaabaye Waxaan ahay nin Dadaalo liitoo dayobo Soo inaan ku daawado Markaan dani imay Badin X2
Queue is empty
-- / --