VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

Caku feexda naagaha Falagiyo daruriga Filan weysadoo dani ma Fartumadoo daa Falanaa allahayow Labo is fiirsa neyso Kuwa kala fininshoo Kafayday sanaace....1X Waxeey ula fadhinayaan Faraska ugu jogaan Ineey kala fatumaan Kala fataxeeystan....2X Fahmi wayay anigu yee Ha iska faran duleysee Falo iyo jaceyl keen Ma ka farxashaa ...2X Horta horta yaane fududaan Yaana fududaan ...2X Fartu so ma aay qorin fariin Beena in aay tahay Faadumo aan u diro taar...1X (((BOGGA LABAAD))) Haku forideey diyo Jaceylkeygii falalay Kuwa fooda goyiyo Fogaan teydii irsaday Fadumow jaceylkii iyo Farqi aan wadaagnay Fagaaraha ka sheegtay yee Maxaad iga fileysaa...1X I naad meel la fanatoo Facaa aad la noshahay Ama aad fayooben finiyaa ku Dawada....2X Fiicnan tii horeeti iyo Farxad ii aan so siday Furihii jaceylkana ma Iska forarshaa....2X Horta Horta yaane fududaan Yaana fududaan....2X Fartu so ma aay qorin fariin Beena in aay tahay Faadumo aan u diro taar...1X ))) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --