VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mawada shekeysanaa - Lyrics

Shamisay shaal iyo Xariiray luul iyo shay Qaaliya ahay ilaah Sharaf kuu dhameyay X2 Shacniga quruxdana Layaab dadkii kugu Shaamareer Afkana hadalkii shib Yiri indhaha shoog Baa qabsaday X2 Sidii dayax shan iyo Tobana cirkoo aan Shaqal lahayn shin Kii galay oo hilaac Shabadihii somaliyed Adigaa wada shiiqiyoo Shucaacii nuurayaay Qalbiga waad shafidee Ma wada shekaysana X2 Jacaylkii qays shileeye Cilmina shalow kala Dhacee abwaanadu Sheegayeen X2 Shaki baa bari igaga Jiray inuu yahay shay Jiree hadaan shabaga Ugaloo siduu yahay Shaashle aaar X2 Baqiyo shuush igu Ridoo shidada aan Qabo dartaa hurdada Uga shaacayoo Shucuurtaydiyo Niyada shokanta Adaa uhayee Shucacii nurayay Qalbiga waad shafide Ma wada shekaysana X2
Queue is empty
-- / --