VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midaan ku taami jiray - Lyrics

midaan abid tabayoo wadnuhu ku taami jiroo niyada ku talaalayoo hablaha ka tilmaansadoo tusaale u ahaan jirtay hadaan caawa u tumay taashkana loo saarayoo tortaha wada jarayno waa aroos waa aroos waa aroo taariikhda galay jacayl igu talaashaybaa igu sii tarmaayoo waa kaa noo toosayo tiirkaa noloshaad tahoo qurux lagu tilmaamaa
Queue is empty
-- / --