VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

sadaradaa quraankiyo saligii rasuulkiyo saligaan ku raacshee ala nabarada sahal ha sag saagin waanada dhabankana hasii deyn saacidaada eebahay usaree asaagaa gaa waxan saaka xusayaa oo ay ku siman tahay subaxdii aad dhalatoo sanad guuro weeyeee samaan saadir kugu nagi sagal wanaagu kula socay sabigiyoo dhalaankiii mudo aan sugayaae saadaalinaayee sifo hooyadeed u eeg xilkaan guudka saariyo abaanimo sideedaba sacab iyo ciyaariyo maha suul dhabaaleyn waxan saaka xusayaa oo ay ku siman tahay subaxdii aad dhalatoo sanad guuro weeyee samaan saadir kugu nai sagal wanaagu kula sacay
Queue is empty
-- / --