sida sagaalka roobkaan
kuu sahaamiyaayoo
soida safar qof taaybaan
kuu sugaayaa
isaluugtay adnooo
iisamirtaayaay
maynu kala sal dahinee
sideeebaan uqaataa
hodaneey sadriga iyo
meel saxar daginbaa
ku sameysantoo
sina uga go eynee
isaluugtay anooo
ku samirdayaayaa
mana kala sal gaadhine
sidee baan uqaataa

Exit mobile version