urugada xanuunka
leh ilkaha dabarkale
kolkaan dayey
dawooy waxan da,cey
inad sowjad ii ahatoo
cindigeyga waxan galey
jaceylkaaga baaxada
leh ishiii aragtaa ayan leh
dawooy magcaaa bilan
dhulkan damcay
inaan ku qoro
cirkiyo samadaa
dayey kuu daabac
markaan is idhi
daruur qarisaan
kabaqay nafteyda
wehehl unoqo
qalbigaa ku tabayee

Exit mobile version