VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wahee waaqlaan ubaxay cover - Lyrics

waheey waaqlaan u baxayoo cidlaan weehaabayaa cidlaan wehaabayaayoo markii aan ku waayay waashee hadmaynu is weheshan doonaa waaxyahaad jacayl ku waabtoo wadnahaad waran igaga taagtee wadnahaad waran igaga taagtoo warkayga caruurtu warisee hadmaynu is weheshan doonaa weheey waanigaa wikinayee intaan wiiqmay wehanaabee u baahday waraysigaagee hadmaynu is weheshan doonaa
Queue is empty
-- / --