Nasri lagu xamdiya
Iyo waa naruuro eebe
Waa naruuro eebe
Xamaray nal kaagiyo
Nuurkaagu soo noqoy
X2

Nabaad kaagii soodhalay
Nidaam dowliyaa yimid
Nuucaagii hore iyo soo
Soo noolaatay bilicdii
Soo noolaatay bilicdadii
X2

Hadaan nolol barwaaqa
Leh ku naaloonay mantoo
Dadku nabad docdaadii
Niyad sami ku gooshaan
Niyad sami ku gooshaan
X2

Umadaada nacab iyo
Horu mar kaaga ruux
Neceb kolay naadir weeye
Cadow gaagu manajaxo
Cadow gaagu manajaxo
X2

Mahli iyo colaadii ku
Naafeeyay waa dhexe
X2

Ka nasoo markale guul
Muqdishoy markale guul
Ka nasoo markale guul
Hana xuusin waligaa
Hana xuusin waligaa
X2

Exit mobile version