VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haye nabadeey - Lyrics

hoy lagu nagaadiyo imisaan hir doogliyo hoobaanta kuu lulay hanti wiixii aad jeceshay naftu ay haybinaysnaa hareertaada maan dhigin hagar li,i jacayl dhaba haybadiisuu wacan tahay saw kuumaanheshiinoo halistana kamaan jirin hugunkiyo dhibaatada hadimada dad kale wado waadiga u hantaagoo sii daba hugleeyee haye nabade gor kale hashaa baaqintaa iyo awrkaan hayin ahayn hayaan laguma guuroo hubaal cashaqagii inkastuu haniyaha dagay haatan waan ka raystee hawliihi dhexdeeeniyo hamigiyo arooskii adigaa hakiyayayoo haadaan ka tuuroo hugunkiyo dhibaatada hadimada dad kale wado waadiga u hantaagoo sii daba hugleeyee haye nabade gor kale
Queue is empty
-- / --