Heesta Amaah jaceyl - Lyrics
sidii hogol curataybaa anoo arad kale ku maqan
hawada kaaga soo hirtaa
naftii aramida jacayl kaligiid ku irdhawdaybaa
niyada ku ilow idhaahda
anoo urugiyo dhib qaba la aantaa anoo hiil go ay
ayaad iga doorsatee
sidii arin ugaboo arlada aan laga aqoon
waa maxay amakaaga kanii
amaah jacayl waa balee ama anigoo bogsaday
codkeedaan ku iilataahaa